Madaxweyne Deni oo Shaaciyay in ay ku biirayaan Dagaalka Laascaanood haddii laga codsado

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag uga hadlay dagaalka dhiiga badan ku daatay ee ka socda magaalada Laascaanood, kaa oo u dhaxeeya dadka deegaanka iyo ciidamada Somaliland. Siciid Deni ayaa sheegay in ciidamada maamulka Puntland aysan qeyb ka aheyn dagaalka ka socda Laascaanood, waxa uuna sheegay ciidamada la dagaalamaya Somaliland in … Continue reading Madaxweyne Deni oo Shaaciyay in ay ku biirayaan Dagaalka Laascaanood haddii laga codsado